Jamaame.com waa shabakad madax bannaan dhexdhexaad ah.

23/08/2008     SOMALIA IYO CAALAMKA

Magacaabista Safiirada ayaa cadeynaya in beelaha Direed aaysan ka helin Qeybtooda awood qeybsigii 4.5 ee lagu soo dhisay dowlada Col. Yuusuf.

Sida hoos ku qoran ayaa keenaysa in la awoodi kari waayo in dib loo hanto nidaamkii iyo kala danbeyntii lagu yiqiinay bulshada soomaaliyeed.

Waxaa cad in cidii madaxweyne, Ra'isul wasaare, iyo Ra'isul Barlamaan mid hesha ineey qeyb ka noqon karto dulmiga iyo korobshanka ku dhisan xaqdarada iyo sadbursiga in dhowaalaba ku hardamayaan beelo kooban sida kuwa hoos ku xusan iyo kuwa kaloo imaan doona.

Daarood.

1- BELGIUM.   MOHUMUD MOH.HASSAN
2- ETHIOPIA.  SAID YUSSUF NUR
3- FRANCE.   SAID HAJI MOH'UD FARAH
4-INDIA.   EBYAN LADANE
5 EGYPT.   ABDULLAHI HASSAN
6- KUWAIT.   SAID MOH'UD HAJI JAMAA
7- LIBYA.   ABDIKARIM ALI YASIN
8- JAPAN.   ABDIHAKIM MOH'ED SULAIMAN
9- MOROCO.   IBRAHIM ALI MUSE (ALLADII)
10- OMA .  HASSAN MOH'ED SIAD
11- NIGERIA.   YUSSUF DIRIR ABDI
12- SWISS.   YUSSUF MOH'ED ISMAIL
13- TANZANIA.   Gen.ALI MOH'ED HASSAN
14- TUNIS .  AHMED MOH'ED ALIM
15- U.E.A.   AHMED MOH'ED EGAL (KASIGAB)
16- U.S.A.  ABDULLAHI O. DHEEL
17- YEMEN.   MOH'ED HASSAN DAWARE
18- ZAMBIA.   MOHAMED ABDI ALI
19- FINLAND.   ALI QASIM MOHAMED

Hawiye.

1- ALGERIA.   ABDIRAHMAN HASHI HASSAN
2- INDONISIA.   MOHAMED OLOW
3- MALAYSIA.   MOH'ED HAJI ABDI
4- NEWYORK.UN.   Dr. ELMI DUALLE
5- GERMANY.   M.M.TIFFOW
6- SAUDI.   ARABIA ISSA ALI MOH'ED
7- S.AFRICA.   ABDIKARIM FARAH
8- SUDAN.   PROf. MAHDI ABUKAR MAH'UD
9- SYRIA.   ABDIRAHMAN DINARI
10- KENYA.   MOH'ED ALI NUR (AMERICA)

Digil iyo Mirifle.

1- BAHRAIN.   MOHAMMED H.RASHID
2- JORDAN .  ALI MOH'ED IBRAHIM
3- PAKISTAN.   ABDULKADIR AMIN
4- S. KOREA.   HAREDO IBRAHIM(POLIS)
5- TURKEY.   HILAL MOH'ED ADEN
6- U.K.   ABDILATIF MOH'UD ABDI
7- UGANDA.   SAYID AHMED SH. DAHIR

Others.

1- CHINA.   MOHAMED AWIL
2- IRAN .  ABDIRAHMAN ABDI HUSSEIN
3- ITALY.   MOH'ED ALI SAMATAR
4- QATAR.   GEN.ISMAIL QASSIM NAJI
5- SPAIN.   SIIDOW HASSAN HUSSEIN

Dir.

1- D'JIBUTI.   MOH. MUSE FAHIYE
2- RUSSIA.   MOH'ED MOH'UD HANDULE
3- SWEDEN.   MOH'OMAR DUBAD

Maxamed Xaji Maadeey
Ceelbashiir@gmail.com


Xafiiska Jammaame
jammaame@gmail.com


Shabakada jammaame :Halqabsi: Waarimeyside war hakaa hadho. Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdisa asaga ayaa ka mas'uul ah.
Shabakada jammaame :Halqabsi:Waarimeyside war hakaa hadho. Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdiisa asaga ayaa ka mas'uul ah.
qoraalka ma matilaayo aragtida shabakada haba yeraatee.

jammaame@gmail.com
Jammaame Information Center webmaster@jammaame.com

««« Go Home


jammaame.com - All rights reserved - © 2005