Jamaame.com waa shabakad madax bannaan dhexdhexaad ah.

08/07/2008     SOMALIA IYO CAALAMKA

Warqad furan kuna socoto:
Beesha ku amar taagleyso g/sh/hoose iyo inta raacsan

In badan ayaa digniinno kala duwan loo jeediyey, kuwa xoogga ku haaysta gobolka, hase yeeshee warkeennu aad ayuu u gaabanyahay, waxaan u sheegeynaa haddaannu nahay dhallinyerada u dhalatey beesha Biimaal , diyaar garoowa, dagaalkeennu , hadda ayuu billowdaye.

Qori idin soo qaadan meyno ee waa inoo Fillar, sidiinna oo kale dadka ma gaadno, ma nihi dad ku dhaqmo gaadiile, iyo dhuumaaleysi.

Geesdiir gaadmo ayaad ku disheen, ina sheekhba gaari ayaad ka degsateen, haddaad mooddeen inaannu baqeyno , ogaada rag kama baqno, laakiin Ilaah bannu ka baqnaa, ee weelkeenu waa buuxsamey, odayaasha koofiyadaha dheer, ee habeenkii mooryaanta soo diraaya , maalintiina baryada meelaha la taagan.

Ogaada waa inoo Fillar , ninkii dhoof ku yimid ayaana geeridu dhibeysaa, ee ninkaan geeri aqooni u sheega,taasi waxaan u sheegayaa ninka ka qotey ceelka tuulada Ceel Biyaale., iyo kan nambar konton qaadka kasoo dejinaayo.

Degaan saa laguma noqdo ogow haddaad meesha alaabtaada ka raranin, waxii kusoo gaara , adigaa is yeeley, shallaeyna kolle horey ayaa loo yiri waa dambeeyaa, ee ha shallayenin, nin kuu digey kuma dilin, annaga ma dhihine.

Keliga Xaaji Cabdalla , agtiisa deegaan kuuma noqoto ogow, ninka ceel ka qotey , muuri iyo shalanbood , inta u dhaxeysa , iyo agagaarka keliga Xaaji Cabdalla , iyo ninka Buulo Mareer degan keli Asayle Biyahiisa cabaaya, horta ha ogaado taariikhda ay ku baxeen magacyadaasi , aan kor ku soo xusey.

Haddaba beeshaa halkaasi isa siisey waxaan leeyahay shaley waad sahan xumeydeen,xaleyna waad dhaqn xumeydeen , haddana waad sii fadhi xuntihiin.

Rag la dilo oo xeebta lasoo dhigo, adinkuba ku sabrimeysaane yaa ku sabraaya.!!

Hadali haan ma buusho, qosolna waa kan dambe, dagaalna waa gelin dambe, carruurtiinna horey ayaad oogu tala gasheen inaad cirib tirtaan, haddase inta intii dhimanna ha badbaadinina.

Inta idin daba socotana , Fillar ayaa woda yaqaan, naxariisna ayaga ayaa arki waayey, geeridiisa daba dhilif qof uu dhibaayo ayaba iska yer, badbaadintoodana adinka ayay idin saarantahay, haddii ay gobolka idin ku heen karaan, waxii intaan ka dambeeyo.

C.C.Cismaan



Xafiiska Jammaame
jammaame@gmail.com


Shabakada jammaame :Halqabsi: Waarimeyside war hakaa hadho. Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdisa asaga ayaa ka mas'uul ah.
Shabakada jammaame :Halqabsi:Waarimeyside war hakaa hadho. Qof walbo aragtidiisa iyo odhaahdiisa asaga ayaa ka mas'uul ah.
qoraalka ma matilaayo aragtida shabakada haba yeraatee.

jammaame@gmail.com
Jammaame Information Center webmaster@jammaame.com

««« Go Home


jammaame.com - All rights reserved - © 2005